Maxa keena caaquban ?
Badanka waxa lala xidhidhiya waxayabah kena virus waxa kle oo ka qayb qata iyana inuu qofku ku sumoobo dawo( dawooyinka aan badanka u isticmalno garacbabiyasha hadii la badsado)
Qaybihisa
Ila shan qaybood aya loo qaybiya xunuunkan kuwaas oo kala ah ( hepatitis a ,hepatitis b hepatitis c , hepatitis d and hepatitis e )
Ka u horeya iyo ka ku danbeya dhibtodu way sahlan tahay waxana laga qada badanka cunto iyo biyo wasakhaysan . Wayna iska baabaan kaliya khudartana ayaa loo badiya nasiimo na wa la siiya duxdana wa laga joojiya.
Ka labad iyo ka sadexad iyaga halistodu way badan tahay waxana lagu kala qada dhiiga , candhufna . Dawaduna ma keento inuu xanunku baabao ee viruska ayy yaraysa .
Ka hadhay isagu waxa uu ku xidhan yahay hepatitis b, kas uunbuna la mid yahay.