Wednesday, 28 August 2024

Daawaynta macaanka

 Xanunka macanku maha xanunka marka dawadisa la qaato uu qofku ka bogsado lakin wa hadii lala tacaalo   lala noolan karo. 

Hadaba sidee ayad ula tacaali karta xanunkan 

Talabada kowaa : wa inaad sonkorta/glucose jidhkaga hagajisa . Sidoo kale hagaaji hab nololeeddka qofka; miisinka iska yaree, cunto dheelitiran cun ,sido jimicsi ha samee .

Talabada labaad : waa in dawo la siiyo inyada oo ay ku xidhantahay Qaybihisa  . Noca kowad ee macanka waxa lagu daweya in insulin in la siiyo qofka. Nooca labad waxad isku daraysa insulin hadii ay ku yartahay ama dawooyin aan ka macaanka iyo in qofka hab nololeedkisa uu hagaajiyo. 

No comments:

Post a Comment

Qaabuqa ku dhaca beerka ( jooniska ama cagaar show)

Maxa keena caaquban ?  Badanka waxa lala xidhidhiya waxayabah kena virus waxa kle oo ka qayb qata iyana inuu qofku ku sumoobo dawo ( dawoo...