Maa waxay xanunka macaanku ?
Waa xaalad glucose/ sonkortu jidhka ku badanayso tasi oo ay keentay in insulin so saritankedi oo hoos u dhacday ama wa lasoo saaraya lkn shaqadedi ayay na qabanayn.
Qaybaha macaanka
Nooca kowaad ee macanka : wa mid qof difacisu uu burburinayo unugyadi so sarayay insulin ta oo loo yaqan (pancreatic beta cells) sidas daraded waxa hoos u dhacaya insulin so saaristeedi. Noocani wuxuu badanka ku dhaca carurta yar yar .
Nooca labaad ee macaanka : kani waxa uu dhaca marka ay insulinti la so saaray shaqadedi qaban waydo ama aan insulinta la so saraya hook u dhacdo. Nocani kugu ku dhaca dadka wawayn
No comments:
Post a Comment