a wawaa maxay talaalku?
Waa hab uu qof jidhkisu ku noqonayo mid iska difacada xanunka Ama wa habkuu jidhku u samaysto difaac .
Hababka loo diyaariyo talaalka
Vaccines : nocani waa ka samaysan microorganisms ki oo la daciifiyay ama la dilay.
Tusaale ; talaalka typhoid ka iyo talalka jadeecada
Toxoids : waa mid ka samaysan suntii xanunka oo la daciifiyay .
Tusaale; talaalka tetanus ka iyo talaalka gawracatada
Antisera: waa hab dhiiga laga so qaato kasi oo ka kooban antibody .
Tusaale; talaalka eyda qaninyadoda lo qato
No comments:
Post a Comment