Waa maxy qabsin ?
Qabsin: wa organ u eeg sidi tunbada oo ku dhegan ama ku ag yaal mindhicirada wawayn .
Xanundana ku dhaca organkan inta badan waxa la yidhah appendicitis; kas oo ah caabuq ku dhacaya organkan .
Xanunkan maxa sababa
Laba mid kood aya keni kara in dhuntan wax xidhan ; dulin and wax qofka dibada kaga yimid
Ta kle waxay noqon karta ; bacteria, virus
Astamaha lagu yaqan xanunkan
Calool xanun
Yalagulo ama lalabo iyo matag
Xumad
Calool taag ama calosha oo socota qofka
Sidee loo ogada xanunkan
Horta ta ugu muhimsan waa calamadaaad qofka ku arkaysid kuwas aya ku shegi kara xanunkan
Sided u dawayn karta xanunkan
Waa in organkan laga jara qofka
No comments:
Post a Comment