Wednesday, 28 August 2024

Carqaladaha ka dhasha xanunka macanka

 Carqalada ka dhasha xanunkan aad ayay u bahad yihin laakiin waxa aynu isku dayaynaa in aan so kooobno 

Qarqaladaha waxa aan u kala qaybinaynaa labo ; kuwo mudodoodu gaaban tahay iyo kuwo mudadoodu dheer tahay. 

Kuwa mudadoodu gaaban tahay waxa ka mid ah ;

1. Sonkorta oo hoos u dhacda: calamada lagu yaqaan waxa ka mid ah ; gariir,  dhidid faro badan , khalkhal iyo garaaca wadnaha oo uu qofku maqlo.  

2. Sorkorta oo kor u kacda: calamadaha lagu qayan waxa ka mid ah; haraad / oon badan oo uu qofku dareemo, kaadi badan oo uu yeesho, daal , yalaalugo/ lalabo iyo agaraga qofka oo uu caad ka saarmo .

3. Ketoacidosis: tani waa xaalad uu jidhku si dhakhso lah u burburinayo baruurtisa,  beerkuna baruurta ayuu u ka dhigaya shidaal kasi oo loo yaqaan ketones , tani aya dhiigan ku sababaysa in ay asiidh ku badato. Calamada lagu arko waxa ka mid ah ; matag,  calool xanun , neeftisa oo degdegta , khalkhal ku yimaad iyo in kala garashadu ka lunto.

4. Hyperosmolar Hypoglycemic state: waa xalaad sonkorta jidhku siyaadayso lakiin ketones ma leh iyadu.  Calamada lagu arko waxa ka mid ah; fuuqbax saaid ah , khalkhal,  gariir iyo koomo inuu galo qofku.  

Intas waxa ku dhan carqaladaha mudadoodu gaaban tahay.  Topic kale ayaan kaga hadlayna kuwa mudadoodu gaaban tahay.  



No comments:

Post a Comment

Qaabuqa ku dhaca beerka ( jooniska ama cagaar show)

Maxa keena caaquban ?  Badanka waxa lala xidhidhiya waxayabah kena virus waxa kle oo ka qayb qata iyana inuu qofku ku sumoobo dawo ( dawoo...