Sunday, 10 November 2024

Qaabuqa ku dhaca beerka ( jooniska ama cagaar show)

Maxa keena caaquban ? 

Badanka waxa lala xidhidhiya waxayabah kena virus waxa kle oo ka qayb qata iyana inuu qofku ku sumoobo dawo( dawooyinka aan badanka u isticmalno garacbabiyasha hadii la badsado) 

Qaybihisa

Ila shan qaybood aya loo qaybiya xunuunkan kuwaas oo kala ah (  hepatitis a ,hepatitis b hepatitis c , hepatitis d and hepatitis e

Ka u horeya iyo ka ku danbeya dhibtodu way sahlan tahay waxana laga qada badanka cunto iyo biyo wasakhaysan . Wayna iska baabaan kaliya khudartana ayaa loo badiya  nasiimo na wa la siiya duxdana wa laga joojiya.  

Ka  labad iyo ka sadexad iyaga halistodu way badan tahay waxana lagu kala qada dhiiga , candhufna . Dawaduna ma keento inuu xanunku baabao ee viruska ayy yaraysa . 

Ka hadhay isagu waxa uu ku xidhan yahay hepatitis b, kas uunbuna la mid yahay. 

Caabuqa ganaca ku dhaca ( pancreatitis)

 Waa maxay gannacu?

Waa xubin ku taal jidhkena taas oo inoo soo si daysa enzymes iyo hormono kuwaas oo jidhka u qabta shaqoyin kala duwan. Hadaba xubintas jidhka u muhimka hadi uu qaabuq ku dhaco waxa mesha ka baxaya enzymes ki iyo hoormonadi ay ino so si daynaysay.

Wa imisa qaybod qabuqa ku dhici kar

Wa labo kuwas oo kala ah 

Kuwo kuwo mudo gaaban ku dhici kara; kuwas oo ah kuwo kuso boodo oo fudud marka hore, lakin waxay noqon karan kuwa lala noolado

 iyo kuwo mudo  dheer ku dhaca  ; kuwas waxa keeni kara hadii ka mudada gaaban tahay ay baabi waayaan  , kuwas oo sababaya in shaqadii  xubinku mesha ka baxdo . 


Qaabuqa ku dhaca beerka ( jooniska ama cagaar show)

Maxa keena caaquban ?  Badanka waxa lala xidhidhiya waxayabah kena virus waxa kle oo ka qayb qata iyana inuu qofku ku sumoobo dawo ( dawoo...